(Sawirro) Qoor-qoor & James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mudane James Swan iyo qaar ka mid ah madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay sida Hay’adda Cunada Aduunka ee WFP iyo  Barnaamijka Horumarinta ee UNDP. Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa kulanka ku  wehliyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Gud. Xigeenka … Continue reading (Sawirro) Qoor-qoor & James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Dhuusamareeb